Cayaaro
Sanadeedka Dhalinyaradda
Cayaaro
Sanadeed ka dhaca sanad kasto Carriga Canada oo dhex mara Cayaaryaho
dhalin yaro oo ka kala socda Magaalooyinka Toronto iyo Ottawa.
kana bilowday January 2006 Magaaladda Ottawa ayaa si rasi ah u
bilowday.
Cayaartaas
oo sida aan horay idinkuugu sheegnay dhexmartay dhalinta ka socotay
Toronto iyo Kuwa Ottawa ayaa waxaa guushii ku raacday ciyaartoydi
ka socotay Magaaladda Toronto oo loo yaqaan Daryeel.
Cayaarahan
waxaa soo qabanqaabiyay Dhalinyaro ka socota Magaalooyinka Toronto
iyo Ottawa oo kala:
1-
Maxamed Dahir
2- Fuaad
3- AbdiHakim Hoore
Cayaarahan
oo hadda ka hor lagu qabtay magaaladda Toronto , Soccer Center,
ayna qaban qaabiyeen Ururrka Daryeel oo ay ka mid yihiin, Maryshaale,
Dahir Boodaaye, Cumar Warsame iyo Sadiq Mumin.
Cayaartaasna
waxaa gussha ku raacday cayaaryahanadii ka socotay Magaaladda
Ottawa, oo laka yiraahdo Southern Star iyo Jubba Star. Waxaana
Cayaartaas garsoore ka ahaa Garsoore Bashir Ebay oo degan Magaaladda
Toronto.
Waxaana
kaloo qaban qaabinaynaa cayaaro loogu tala galay Dhalinyta yaryar
oo loogu magac dari doono Smali Week Youth Insha Allah.