GUIDANCE OF CANADIAN SOMALI YOUTH
1941 Weston Rd Unit 4
Toronto, Ontario,
M9N 1W3
416-794-5304(tel)
416-794-5304 (fax)
Email Us

      Somali Sports  :  

    International Sports:  

      Int. Leagues:

GOCSY Senior Soccer Teams Travel to Ohio

GOCSY Xafladii Xeritaanka Ciyaaraha Qaboobaha ee Toronto

Maalintii Sabtida ahayd ee bishan May ahayd 22, ayaa waxaa lagu qabtay xafladii la qaban jiray sanad kasta laguna soo gabagabeey cayaarihii wakhtiga gaboobaha ay qaban jireen Guidanance of Canadian Somali Youth Organization.

Runtii waxaa halakaa isgu yimid dhamaan cayaartooydii halkaa ku ababtay, waliidiintee, tababarayaashii iyo marti sharaf ka soo qaybgashay xafladaas.

Waxaa halkaas lagu gudoonsiiyey kooxii ku guulaystay cayaarihii qabooaha koobab iyo dhamaan cayaartooydii sida wacan uga soo qayb galay.

   

© Copyright 2009 GOCSY.com All Rights Reserved